(Masuul laba Kaarle ah) Eray Bixin ku cusub Saaxada Siyaasada Soomalida




Siyasada iyo Siyaasiyiinta Soomalida ayaa waxa ay soo wada mareen heerar aad u kala duwan iyi xiliyo kala duwan intaba.

Kadib marki ay Magalaa muqdisho ka soo if baxeen Xoogag iyo Maleyshiyaad sheegtay in ay yihiin Ururo Diimeed doonaya in ay sharareecada Islaamka ku maamulaan Dalka Soomaliya ayaa waxa mar quraca ay Amaray ku bixiyeen Madaxda koo xahaani inay in ruux kasta e karirsan Dowlada aw yahay (Murtad) ruux ka baxay Diinta Islaamka Dhiigisuna Bananyaahy ayna diliyaaan xataa qofki habeen qura Saacida Dowlada iyagoona ka dhabeeyay oo Dad badana laayay.
Intaa kadib waxa ay cabsi xoogani soo food saartay dhamaan Masuuliyiinta Dowlada la shaqeysay min madax ilaa Askari.

Siada aan wada ognahayb Kooxahaani Dilki iyo goodiski kuma aysan ekeeyn Dowlada kaliya ee xataa waxa ay Dileen una goodiyeen ruuxkasta oo ay ku arkaan Agaarka ama xeyndaabka ay Dowladu Maashu iyagoona shegay in ay uga shakiyeen in Dowlada la shaqeynayay Ama u jaaajusayay taasi oo ay kala dan layeen Cabsi galinta qofki kasta oo ku dhiiran lahaa lashaqenta Dowlada.

Dilalkan iyo Handadadahan aya waxa ay soo socdeen muda dheer tasi oo keentay dad badan oo ku dhiiran lahaa lashaqeynta Dowlada in ay cabsi darted isaga dhaafeen, sidoo kale dad badan oo islahaa Naftiina waad kala badbadeysaan aya shaqada iskaga dhaaf Cabsi ay ka qaban in Ehaladooda kale la wax yeeleyo.

Masuulka laba kaarle ah
Cabsida laga qabo Kooxahaaan Dadka laaya ayaa Waxa ay Dhawaanahan sababtay in ay soom if baxaan Masuuliyin loo yaqaano Laba kaara yaa,l macnaha Eraygaan laba kaarle waxa loola yeedaa waxa ay Masuuliyiintani ka diiwan gashanyihiin loona yaqaana in ay la sahqeeyaan Dowlada soomaliya sidaas si lamidana waxa ay ka Diiwan gashanyihiin Ururka UGUS oo ay la shaqeeyaan.
Masuliyiintan loo yaqaano Laba kaara yaasha waa kuwa Fududeeya Qaraxyada lagu dhibaateynayo Masuuliyiinta kale ee Dowlada iyo Shacabka intiisa kalaba.

Marka aan Baaray sababta kalifatay in Dadka nuucana ah ay ka soo dhexbaxaan Dowlada Soomaliya iyo shacabkaba waxa ii muqatay in ay Tahay Amaan darada baahsan ee ka jirta Magalada Muqdisho waxay Masuulkan laba kaaraha ah aw Wadankisa iyo Dadkisab ka Doortay lacag iyi Naftiisa kaliya oo badbaada.

Masuuliyiintan laba Kaara yaasha ah waxa ay Dowlada xogteeda siiyaan Ururka Mucaaradka ah UGUS waxa ayna qeyb weyn ka yihiin Gumaadka umada Soomaliyeed waliba iyagoo gashan Shaatiga Dowalda waxayna taasi caqabad weyn ku taahy Dowladnimada Soomaliya.

W/Q Bashir Ahmed Suley

Comments